Somali Medical Forums

General Discussions => New Members => Topic started by: Safia2727 on January 14, 2012, 08:33:02 AM

Title: New member
Post by: Safia2727 on January 14, 2012, 08:33:02 AM
ASCW!!! walaal magacayga safia waxaan deganhay mareykanka waxaan waxka bartay wadanka mareykanka waxaan ku qalinjabiyay fnp.. Family nurse P. hadana waxaan baranayaa DNP .markaygii waxaan bartay Nurse waxaana kasheaqeeyaa cusbitaalada maraykanka midka mida AS FNP..balse waxaan jeclahay inaan ka jawaabo wixii aan idi dheerahay.. walaal warashadu waa qaali weliba waxaan aad u jeclaan lahaa inaan wax kala qabto ardayda yar yar ee medical schoolka ku jiro..wixii caafimaad ahna waan idinka jawaabi insha allah..ASC