Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samakaab on February 22, 2016, 11:12:25 AM

Title: SU'AAL: SHAHWADA XILIGA SAXARADA TIMAADA?
Post by: Samakaab on February 22, 2016, 11:12:25 AM
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu
Dhakhaatiirka Sharafta leh ee ku midoobay Bayjkan ilaahay Ajar iyo Xasanaad aan lasoo koobi karin ha inigu abaal gudo.

Dr Su,aashaydu waxa weeye waxaan isku arkay in mudo ah in Markaan saxaroonayo ay shahwad iga timaado iyadoon wax dareen xaga farjiga ah uusan jirin oo farjigu caadi yahay ay iga timaado Shahwada bacdal kaadi
Dr Su,aasha 2,aad ee aan qabo waxa weeye waxan isku isku arkay in kulayl xaga dabada ah mar mar iyo in Marka kaadi iqabato oo igubayso aan Gadaal ka dareemo qoyaan aan badnayn

Jazakallah.
Title: Re: SU'AAL: SHAHWADA XILIGA SAXARADA TIMAADA?
Post by: SomaliDoc on February 28, 2016, 04:50:35 PM
Su'aashaas horay ayaa loog jawaabay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html)