Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on March 11, 2016, 09:02:22 AM

Title: Cunnada u fiican xanuunka Baabasiirka
Post by: SomaliDoc on March 11, 2016, 09:02:22 AM
(http://somalidoc.com/Topics/baabasir.png)

Baabasiirku waa xanuun ku badan bulshada inkastoo laga aamisan yahay qaldaad badan sida waxa uu yahay? waxa keeno? astaamaha lagu garto? sida loo baaro? iyo sida loo daaweeyo intaba? - Ka akhriso halkaan qoraal faahfaahsan oo ku saabsan baabasiirta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)

Waa maxay cunnada u roon baabasiirka?
Waa cunno loo adeegsan karo ka hortag iyo daawayn baabasiir intaba.


Waa maxay cunnada u daran baabasiirka?

Akhriso qoraal ku saabsan cunnooyinka saxarada jilciyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)
Title: Re: Cunnada u fiican xanuunka Baabasiirka
Post by: CilmiSabca on March 11, 2016, 08:49:43 PM
Dhakhtar, haddii uu qofka qaba Baabasiirka, uu isticmaalo maalin kasta hilibka shiilan ee Idaha ama oodkaca oo uu ka buuxo subaggii idaha, (subaggaan oo la sheego in lagula dagaalamo gooryaanada caloosha ku nool)... Ma ka sii dareysaa xanuunka baabasiirka?
MAHADSANID.