Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdalla143 on October 28, 2021, 10:19:22 AM

Title: Walaac
Post by: Abdalla143 on October 28, 2021, 10:19:22 AM
Asc DR:- bacdal salaan Dr waxan walac ka qabaa laga soo bilaawo 2016 ilaa hada qeybta bidix ee naska hostiisa xanun damqasho cml ah ama oo din cml ah aan dareemo marka neefta xoog u jidayo ama aan rabo si qoto dheer ina u nefsado mararka qaar waxa ka darema qeybta duudka oo isla meesha ku aadan wadanka Turky ayan joga hada 3 jeer is bitaal tagay dhaqtar wadno waa u tagay mashiinka wadnaha iyo Computerka wadnaha labadaba waa ley saaray wadnahaga waxbo maqabo iso dhahen raajo feeraha waa isa saaray waxba maqabtid i dhaheen scan waa isa saray waxba maqabtid i dhahen ilaa hada xanunka waa dareemoya Dr xanunka oodinta ah naska bidix hoostiisa iga haayo ila hada wax xal ah uma helin waa ku wareersanahay baaritan walbo oo aan sameeyay xata sababada raajo iga saara dhahay iyagane waxba maqaban i dhaheen Dr ila soo tali qaabka ku heli laha mahadsanid
Title: Re: Walaac
Post by: Abdalla143 on October 28, 2021, 12:06:13 PM
Asc DR:- bacdal salaan Dr waxan walac ka qabaa laga soo bilaawo 2016 ilaa hada qeybta bidix ee naska hostiisa xanun damqasho cml ah ama oo din cml ah aan dareemo marka neefta xoog u jidayo ama aan rabo si qoto dheer ina u nefsado mararka qaar waxa ka darema qeybta duudka oo isla meesha ku aadan wadanka Turky ayan joga hada 3 jeer is bitaal tagay dhaqtar wadno waa u tagay mashiinka wadnaha iyo Computerka wadnaha labadaba waa ley saaray wadnahaga waxbo maqabo iso dhahen raajo feeraha waa isa saaray waxba maqabtid i dhaheen scan waa isa saray waxba maqabtid i dhahen ilaa hada xanunka waa dareemoya Dr xanunka oodinta ah naska bidix hoostiisa iga haayo ila hada wax xal ah uma helin waa ku wareersanahay baaritan walbo oo aan sameeyay xata sababada raajo iga saara dhahay iyagane waxba maqaban i dhaheen abahey Odintas isago isbucyo daremaayo halmar wadnaha istagay isago cafimad qabo marka dhaxal manoqon kartaa Dr ila soo tali qaabka ku heli laha mahadsanid
Title: Re: Walaac
Post by: Milica_soomali on November 03, 2021, 12:19:13 AM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)