Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Admin on October 12, 2007, 04:26:50 AM

Title: EID MUBARAK
Post by: Admin on October 12, 2007, 04:26:50 AM
(http://www.eidwishes.com/static/Eid%20Mubarak/EidMubarak-11.jpg)(http://www.eidwishes.com/static/Eid%20Mubarak/EidMubarak-11.jpg)
Regards
Dr.Mahdi
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: Waxbaro! on October 12, 2007, 05:18:57 AM
Happy Eid our Admin, SomaliDoc Members & All Somali People.
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: MiSsGrEeN on October 12, 2007, 06:49:09 AM
I wish you a happy Eid
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: Dr.Mohamed on October 13, 2007, 12:00:37 AM
waad salaamantihiin dhamaantiin waxaana idin leeyahay Ciid Mubarak, kulu sanah intum dayibiin,rabinaa yataqabal salix acmaalinaa, salaam.
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: Abdullahi! on October 13, 2007, 02:07:07 PM
Eid Mubarak Admin, Somali Doctors, Dentists, Students, Pharmacists, Nurses and the rest of our brothers and sisters that use these forums. I wish you all a happy eid and the best luck with your studies, careers and lives. May Allah accept from us and grant us all Jannah.

HAPPY EID..

Dr Abdullahi
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: Munim on October 13, 2007, 08:47:31 PM
A.C All of U
Marka hore waan idinwada salmaya dhaman Bro & Sis Webka marka xiga iga gudooma Hambalyada Ciidulfidriga Barakaysan, ALLAH S.W waxan ka baryaa in uu naga aqbalo soonkeena iyo Qiyaamkeena. sandkan sandkiisna uu nagu garsiiyo hormar iyo barwaaqo iyo dalkeena hooyo oo nabad noo noqday. AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN Ya RAB
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: Mankay on October 14, 2007, 07:43:28 PM
Assalamu-alaikum-wa-rahmatullah,
Dear brothers and sisters a very happy eid to all of you may peace,mercy and blessings of almighty Allah be on all of you.Again wishing you a joyous eid.
regards,
mankay
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: Dr.Noora on October 15, 2007, 10:36:49 PM
Iid wanaagsan dhamaan  insha Allah Iidaan Iideeda kugaara kheer barwaaqo danbi dhaaf iyo Somalia oo nabad ah , salaaaaaaaaaaam
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: Diagnostic on October 15, 2007, 11:13:05 PM
WoW masha'alah
Ciid wanaagsan dhamaantiin.
Anagoo intaas wadan oo kala duwan jogno aan isku hablayeyno hal marne aan wada ciidno waxaa noo sahlay webkaan.
Ukraine, Malaysia, Sudan, UK, Egypt, Somalia and Me fro Uganda
Ciid Wanagsan mar labaad.
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: Pharmacist on October 15, 2007, 11:27:11 PM
Munaasabadaan farxada leh ee ciidulfitriga waxaan ilaah ka baryayaa in wadanka uu nabad ka dhigo!
Happy Eid from Pakistan.

Real Pharmacist
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: MuslimDoc on October 16, 2007, 12:11:06 AM
تقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام