Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: SaynabMilano on May 04, 2011, 01:14:16 AM

Title: Fekerka.
Post by: SaynabMilano on May 04, 2011, 01:14:16 AM
Dhibtu Waa furaha Fekerka.
Fekerkuna Waa furaha Aqoonta,
Aqoontuna Waa furaha Guusha,
Guushuna Waa furaha Barwaaqada.
Title: Re: Fekerka.
Post by: Shenamic on May 04, 2011, 07:29:04 PM
Ereyga Feker Marka la fasirro Siddee buu noqonin, Fekerka aqoonta aqonta anigu waxaan u aqana: Maskaxayn ( Tacbiirin). Balse Ereyga Feker waxaan u aqaana qofku markuu
Isku dhex yaaco, oo uu bilaabo in uu wax ka walwalo, Si joogto ahna U fekero, Uuna ugu damaynta gaaro xaalad uu Isla hadlo Siddii Wax waalan.

Balse Oraahdu waa Mid Fiican...