Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Shaaficifalcoa on September 11, 2015, 01:48:57 AM

Title: hambalyo hambalyo
Post by: Shaaficifalcoa on September 11, 2015, 01:48:57 AM
asc bahweynta halkani ku kalanta members ka moderators ka Dr da iyo dhaman guests ka waxaan ku dareemaa halkan markaan soogalo inay jiraan dad soomaaliyeed oo si mutadawacnima ah ugu adeegaya bulshada  somaliyeed rabaana inay ka saaraan baahida cfmd iyo ugu adeegaya wakhtigoda ku bixinaya akhrinaya massage kooda wakhti iyo ihtimam siinaya dibna ugu soo jwbaya lama heli maanta intaas waxaan aaminsanahy webka waa meesha labaad aan ugu isticmaalka badnahay marka laga soo reebo Facebook tnks dhamaantiin waana idin hambalyeynaa
allah ha idinka abaalmariyo