Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: zaki86603 on September 12, 2021, 12:24:35 PM
-
Asc calaykum diktoore waxaan isku arkay inaan neefta tiriyo caloosha iyo sanka waxaan qabaa gaas bakteeriyada sideen yeelaa daawo dabiiciya ma jiraan isoo jawaab waxaan qaatay 5 bilood omeprazole daawo kale layguma darin marka maxaan sameeyaa
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)
-
Wllky ana kaa caawina taas gaaska bacteriyada leh waxa lagu cidhib tiraa antibiotic lkn antibiotic dhibaato aad u daran ayu kuu gaysan kara ilaa al aankaas ana kaso kabsan la antibiotic waxa uu dilaa bacteriyada wanaagsa ee alle inugu aBuuray ee lagu magacaabo probiotic jidhkana faaiido bdn u leh marka waxa aan ka caawinaya dabiici in aad ku disho gaaska bacteriyada wata taas oo lagu magacaabo hpylori
Bismilaah 1 toonta sulaxdii xbd ka qaado qaydhiin ah 2 sinjibiilka qoyan 3 xanjada luubaanta dakarka laga sameeyay 4 huruudka 5 saliida qumaha ee dabiiciga ah 6 yougrka dhanaan 7 tufaaxa ilaahay kaasho biyo u kaban maysid insha allh faahfahim dheeraad ah lambarkyga igala soo xidhiidh 0653320442