Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Young on May 17, 2015, 01:25:10 PM

Title: Su'aal: Dhakhaatiirta taleefan maka soo wici karaa?
Post by: Young on May 17, 2015, 01:25:10 PM
waxaan qabaa su'aal aan telfoonka inan kuala wadaago dhaqaatiirta rabo hadaad uu suuraligalineysaan oo qoraal kaliya aankaga kaaftoomi karin sidaasi darted telka dhaqaatirka emailkan iigu soo dira cabdixakiin141@gmail.com mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Dhakhaatiirta taleefan maka soo wici karaa?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2015, 02:30:43 PM
@Young, fadlan halkaan ku soo gudbiso su'aalahaaga waa lagaaga jawaabi doonaa, wixii faahfaahin lagaaga baahdane isla halkaan ayaa lagaa waydiin doonaa insha'llah.