Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on May 17, 2015, 03:49:14 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena kabaayo marka hurdada laga soo kaco?
Post by: Abdi21 on May 17, 2015, 03:49:14 PM
asc wr wb walalaha sharafta leh waxan dareemaa mudo 2 maalin ah marka aan hurdada ka soo kaco in gacan eeysan dhaqaaqi karin ilaa aan ka riix riixo oo kabaabyo saaran tahay lkn walalaheeygoow dhaqtar markan u tagayna wuxuu igu dhahay nerfo ayaa qabtaa dawada nerfahana qofka lagulama fududaado wuxuuna iisoo qoray kaliya dawo dysto loges la dhaho markaan ayada cunay ayaana arkay ciladaan
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena kabaayo marka hurdada laga soo kaco?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2015, 02:43:28 PM
Baaritaankee ayaa lagugu sameeyay si loo ogaaday in cilladaadu neerfo tahay?
Midda kale cilladaaan kabaabyada gacanta aad dareentay ma markii aa daawada qaadatay kadib baa mise ka hor?
Daawada warbixinteeda horay ayaan kuugu jawaabnay halkaan ee ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5772.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5772.0.html)
Qoraalkaan ka faaidayso waxa uu yahay neerfaha iyo xanuunnada ku dhaco iyo qaladaadka ay dadka ka fahansan yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html)