Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amranqaaali on June 08, 2017, 01:14:29 AM

Title: Su'aal: Hadaan iska shakiyo inaa uur lee yahay?
Post by: Amranqaaali on June 08, 2017, 01:14:29 AM
Asc doctor marka hore ramadan kariim doctar hadan iska shakiyo ina uur leyahy baryo yar ma isku bari kara mashega geedka la isku baro malmo yar shukran
Title: Re: Su'aal: Hadaan iska shakiyo inaa uur lee yahay?
Post by: SomaliDoc on January 26, 2018, 07:21:25 PM
Geedka kaadida looga baaro uurka waxaa la ogaan karaa usbuuc illaa laba usbuuc gudahood taasoo ku xiran qalabka aad isticmaalaysid. qalabyda ayaa kala fiican oo qaarkood dhakhso ayaa lagu ogaan karaa.