Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Timocade on June 17, 2017, 08:24:02 PM

Title: Su'aal: Kiniinka loo isticmaalo galmada ee feegada?
Post by: Timocade on June 17, 2017, 08:24:02 PM
asc bahda caafimadka waan idin salaamay doctorka waxaan waydiinayaa xaaskayga way xanuunsataa marka aan cuno kaniinka xoojiyo xubintayda taranka oon la galmoodo aniguna asaga la aantii dareenkayga ma badno  maxaad igula talin lahayd doctor
Title: Re: Su'aal: Kiniinka loo isticmaalo galmada ee feegada?
Post by: SomaliDoc on March 14, 2018, 07:24:18 PM
Waxay ku xiran tahay qaabka ay u xanuunsanayo iyo inay daawada la xiriirto waxa ay dareemayso ama dhibaato kale ay jirto.