Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on December 16, 2017, 09:15:31 AM

Title: Su'aal: Kaneecadu ma gudbisaa cagaarshowga?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on December 16, 2017, 09:15:31 AM
Doc,  Kaneecada awood ma u leedahay in ay gudbiso cagaarshaha nuucyadisa kala duwan mid lamid ah sida, A, B, C, D & E.


KANEECADU SIDEEDBA, MA GUDBISAA CUDUR AAN AHAYN MALARIA?
Title: Re: Su'aal: Kaneecadu ma gudbisaa cagaarshowga?
Post by: SomaliDoc on December 02, 2018, 07:57:30 PM
Kaneecadu waxay gudbisaa cudurro dhowr ah oo ay ka mid yihiin Duumarada (Malaria), indho-caseeyayha (Yellow Fever) iyo kuwa kaloo badan oo aan dhulkeena laga qoon, laakiin ma gudbiso HIV iyo Cagaarshow, illaa iyo haddane wax caddayn ah looma hayo.

Ka akhriso link-gaan sababaha loo maleynayo in cagaarshowga ku bato bulshadeena: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7038.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7038.0)
Title: Re: Su'aal: Kaneecadu ma gudbisaa cagaarshowga?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on December 02, 2018, 11:26:41 PM
thanks