Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Barsey on February 06, 2020, 04:32:02 AM

Title: Naqaska ayaa idhibo kadibna waa qufacaa
Post by: Barsey on February 06, 2020, 04:32:02 AM
Asc Somalidoc

Dhuunta ayaa i cuncunto kadib waxan darema Qufac iyo in neefta oo idhibta.
Xiliyada qabowga habeynki iyo marka baahi dareemo ama wax qabow aan cabo.
Mana aqaan waxa ihaayo Dr.

#JazaKaAllah