Somali Medical Forums

Finance & Aid => Scholarships and Opportunities => Topic started by: Admin on September 27, 2009, 11:53:12 AM

Title: Xubnaha Noogu Guuleestay Deeqda Waxbarshada ee Wasaaradda Tacliinta Sare
Post by: Admin on September 27, 2009, 11:53:12 AM
Waxaan halkaan uga hambalyeynayaa dhamaan xubanaha hoos ku xusan oo ku guuleestay deeqda waxbarashada ee ku saabsaneed sheybaarka (Laboratory scholarships) ee sanadkaan.

Name:
1 Mohamed Ibrahim Nur
2 Mahad Adan Osman Du'ale
3 Abdullahi Mohamed Abdi Farah
4 Mohamud Abdirahman Barkan
5 Abdilatif Mohamed Abdi Hassan
6 Mohamed Adam Abdulladif
7 Juweiria Abukar Mohamed Elmi
8 Abdulrahman Abdulkadir Dahir
9 Abdikarim Ali Rahoy
10 Said Dahir Anshur
Age
21 yrs
22yrs
19 yrs
20 yrs
21 yrs
18 yrs
18 yrs
20 yrs
24 yrs
20 yrs
Origin
Kismaio
Baladweyne
Galkayo
GuriƩl
Jowhar
Bur Hakaba
Hargeisa
Mogadishu
Lowe Jubba
Baladweyne
Graduated
2008 / 2009
2008 / 2009
2008 / 2009
2008 / 2009
2008 / 2009
2008 / 2009
2008 / 2009
2008 / 2009
2008 / 2009
2008 / 2009
Certificate
SOFE (7473)
FPENS (15512)
FPENS (12022)
FPENS (15111)
FPENS (16696)
FPENS (16563)
FPENS (16590)
FPENS (15024)
SOFE (7480)
FPENS (13082)
Scholarship
Laboratory
Laboratory
Laboratory
Laboratory
Laboratory
Laboratory
Laboratory
Laboratory
Laboratory
Laboratory

Waxaan kaloo u mahadcelinaynaa wasiirka iyo agaasimaha wasaaradda tacliinta sare oo aan ka helnay fursaddaan qiimaha leh oo ay nagu gacan qabteen sidii aan deeq waxbarasho ku heli laheen.

Waxaan kaloo rajeyneynaa in fursado noocaan oo kale aan ka helno wasaaradda.

Wixii soo cusboonaadane waan idinla socodsiin doonnaa.

Mahadsanidiin
Dr.Mahdi