Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed Mohamed on February 27, 2015, 10:12:01 PM

Title: Su'aal: Waa maxay faa'iidada ama khasaraha siigada?
Post by: Ahmed Mohamed on February 27, 2015, 10:12:01 PM
waa maxay fa'iidada, khasaraha, iyo waliba sida la isaga joojin karo siigada
Title: Re: Su'aal: Waa maxay faa'iidada ama khasaraha siigada?
Post by: Cabdiqani_ysf on March 03, 2015, 09:30:12 AM
asc walaal waxaan ku odhan lahaa siigadu khasaare mooye faaido maleh
waana wax diin ahaan la mid ah sinada oo ah xaaraan.
khasaaraha siigada waxa ka mida indho la'aan ,murqo xanuun, biyo bax dagdag iyo hamo la'aan waana ta keenta in qoysas badani isku furan.
sido kale siigadu waxay keenta xifdi yaraan iyo xanuuno kale oo badan.
siigadu waa caado aad u xun oo loo baahanyahay qofkasta inuu ka digtoonaado
sideed siigada iskaga jari karta?
sida uGu fiican ee aad iskaga goyn kartaa waa adiga oo ilaahay isku xidha sidoo kale badela xiligii aad seexan jirtay qalbigaagana wax kale ku mashquuliya sida waxbarasho, qur'aan akhris, iyo iwm.

 8) intaas ayaan wax information ah ku siin karaa walaal ilaahay umada somaaliyeed ha is ogolaysiiyo dhulkana ilaahay nabad ha inooga dhigo walaal anigu hargaysaan jooga.
Title: Re: Su'aal: Waa maxay faa'iidada ama khasaraha siigada?
Post by: SomaliDoc on March 04, 2015, 04:19:07 PM
Fadlan halkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigeysashada ay caafimaadka u leedahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)