Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu caaisha on April 12, 2016, 11:35:39 AM

Title: Su'aal: Waxaan cabay Madaxa IDAHA maraqiisa?
Post by: Umu caaisha on April 12, 2016, 11:35:39 AM
Asc WA ku salamay Dr Mahdi Dr su aal aan qaba iga shaafi. Waxaan cabay Madaxa IDAHA  maraqiisa. .infection I haayo awgiis aan u cabay. .intaan cabin kahor beerka waan iska bàray Alx waan caafimaad qaba. Lkn faaaido intee la eg aa laga heli karaa madaxa IDAHA ..
Title: Re: Su'aal: Waxaan cabay Madaxa IDAHA maraqiisa?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 08:46:41 PM
Akhriso qoraal aan kaga hadalnay caafimaadka idaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0)