Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sumai on April 12, 2016, 12:34:57 PM

Title: Su'aal: Hooyo uur leh lugaha haday so bararaan?
Post by: Sumai on April 12, 2016, 12:34:57 PM
Asc dr hoyo uur leh lugaha hady so bararan maxaa la dhihi karaa urkuna yahy 7 bilod wax dhaqtar ah na an tagin mahdsanid.
Title: Re: Su'aal: Hooyo uur leh lugaha haday so bararaan?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 08:48:24 PM
Lugo bararka xilliga uurka waxaa keeno waxyaabo bada sida: miisaanka uurjiifka, dhiig-yarida, dhiigkarka uurka, wadne xanuunka, xinjiroobista xididada lugaha, istaagnaanshaha iyo socodka badan, fitamiin yarida iyo kuwa kalaba.

Fadalan la xiriir dhakhtar, halkaane ka akhriso dhibaatooyinka la soo darso hooyada uurka leh: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0)