Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayaan Apple on April 01, 2017, 12:08:32 PM
-
Waxaan ilko dawaco u taqaan somalidu wax jira mayahay? Hadaanu jirin maxad kula talin lahayd hooyoyinka aaminsan?
-
Jawaab faahfaahsan oo aan ka bixinnay su'aal tan la mid ah ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2700.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2700.0)