Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamed ismaciil on April 15, 2018, 04:36:08 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay calaamadaha baabasiirta?
Post by: Maxamed ismaciil on April 15, 2018, 04:36:08 PM
Asc Dhakhtarka sharafta waxaan aad idinku mahad celinayaa caawimaadda caafimaad ee aad hagar la,aanta u siisaan Bulshadda soomaaliyeed oo aan helin dhakhtiir kaafisa baahidooda caafimaad,sual ayaan qabaa doctor horey ayaa lagu soo weydiiyey suaasheyda oo kale lakiin in aan wax yar ku daraan rabaa "Waxaan isku carkey calamadaha Baabasiirta Doctor ee aad jawaab ku sharaxdey,waxaana ii dheer markaan cunno cunto leh Basbaas ama wax kulul saxaradda kadib waxaan dareemayaa cuncun badan,markaas ma jiraan xidhidh ka dhaxeeya baabasiirta iyo basbaaska?",mahadsanid Dr waxana codsan oo kale in Dhakhtar Urologist ah in aad ii sheegto hadad garaneyso oo somalia joga ..
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay calaamadaha baabasiirta?
Post by: SomaliDoc on December 20, 2018, 10:05:42 PM
Taasi horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6606.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6606.0)