Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cayuush Omer on February 18, 2016, 02:31:01 PM

Title: Su'aal: Shigshiga ma nerves baa mise waa dabiici?
Post by: Cayuush Omer on February 18, 2016, 02:31:01 PM
asc warahmah akhwaani waxan idin waydinaya shigshiga ma nerves ba mise waa dabiici ?? maxay noqon karta dawadiisa??
mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Shigshiga ma nerves baa mise waa dabiici?
Post by: SomaliDoc on February 20, 2016, 01:57:36 PM
Akhriso qoraal ku saabsan shigshiga waxa uu yahay? noocyada uu u kala baxo? waxa keeno? iyo sida loo daaweeyo intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3222.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3222.0.html)