Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdulrahman on June 25, 2020, 04:18:02 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno mould ama schimmel?
Post by: Abdulrahman on June 25, 2020, 04:18:02 PM
Asc magaca Abdi
Su'aasha aan qabo waxaa waaye maxaa keena Mould ama schimmel ama caaryada ka dhalata darbiyada cunada.
Cuduro nocee ah ayaa laga qadaa
Mahasanid Dr
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno mould ama schimmel?
Post by: Abdulrahman on August 27, 2020, 05:18:17 PM
Asc magaca Abdi
Su'aasha aan qabo waxaa waaye maxaa keena Mould ama schimmel ama caaryada ka dhalata darbiyada cunada.
Cuduro nocee ah ayaa