Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on July 18, 2016, 09:43:36 PM
-
Asc doctors waan idin salaamay
Walaal waxaan ka cabanaa calool fadhi
Oo suuli ama musqul ma gali ila 3 maalin
meelahaas hadaan galana saxro fican igama timaado saxro 2 gabal o adag le ma ahane
Dikootr maxa sababay xaaladaas calool adeega
-
Fadlan raac talooyinkaan si aad uga roonaatid saxaro adeegga; http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=380.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=380.0)