Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Walaalka on August 22, 2011, 05:12:48 PM

Title: Su'aal: nabro ka soo baxay qooraha kadibna canbaar isku badalay?
Post by: Walaalka on August 22, 2011, 05:12:48 PM
Asc wr wb, dhamaan dhaqaatiirta salan kadib waxan isku arkay mar aan xabsi ku jiray in nabro yar yar oo xanuun aan laheyn misane bur cad afka kusita ay iiga so baxaan qooraha, kadib bi amrilllaah nabarada inkasto ay san xanuun igu heyn way bogsadeen, kadib  waxaan isku arkay hadane cun cun kaasoo cml ah canbaar meel ay ka so baxday marka hada canbaar aya qabsatay penis-ka iyo qooraha tankale bisqinta ama shuunka way tifmatay marka mudo 2 month tinta bisqinta iima so bixin wax isbadal malahan marka maxa la igula talinlahaa?   falilaahil xamdu  waxan ahay xur kuma jira xabsi? Insha alah wuxu ale idinka baray. Ascarka mudo 2 month tinta bisqinta iima so bixin wax isbadal malahan marka maxa la igula talinlahaa?   falilaahil xamdu  waxan ahay xur kuma jira xabsi? Insha alah wuxu ale idinka baray. Asc
Title: Re: Su'aal: nabro ka soo baxay qooraha kadibna canbaar isku badalay?
Post by: SomaliDoc on August 26, 2011, 08:59:14 PM
Walaal waxaa habboon in aad la xiriirto takhtar cudurrada maqaarka ah maadaama cudurradaasi aragti lagu aqoonsado.

Canbaarta aad ka cabanayso waxay noqon kartaa mid sahlan oo u baahan kaliya daawo la mariyo ama waxay noqon kartaa mid la socot cudur kale oo u baahan daaweyn.

Fadlan la xiriir takhtar maqaar.