Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on September 07, 2015, 06:52:54 PM

Title: Su'aal: Markan saxaronayo biyaa iga yimaada?
Post by: Saleeban Axmed on September 07, 2015, 06:52:54 PM
Wll jsaklh khyr wll markan saxaronyo biyaa iga yimda barigii hore kuwo aadvu cad o cano kle ah ayay ahyen mrki dmbe way yra adkden wll suashn adnn ugu bhanhy iga jwaba mxa keny mxnse ku daweya
Title: Re: Su'aal: Markan saxaronayo biyaa iga yimaada?
Post by: SomaliDoc on September 09, 2015, 01:05:25 PM
Saleebaan qoraalkaan akhriso si aad jawaabta u heshid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.msg11015.html#msg11015 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.msg11015.html#msg11015)
Waxaad kaloo akhrisan kartaa jawaabtaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html)

Haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahatid waad na soo waydiin kartaa.