Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baasaale1515 on February 25, 2016, 12:56:14 PM

Title: Su'aal: Gacanta bidix kilkisheeda waxaa iiga soo baxay labo fin?
Post by: Baasaale1515 on February 25, 2016, 12:56:14 PM
 Ditoore gacanta bidix kilkisheeda waxaa iiga soo baxay labo fin wana in mudo ah (maan isbedelayaan) marka arintaas xiriir mala leedahay HIV
Title: Re: Su'aal: Gacanta bidix kilkisheeda waxaa iiga soo baxay labo fin?
Post by: SomaliDoc on March 02, 2016, 01:59:43 PM
HIV wuxuu leeyahay astaamo badan, laba fin kaliya laguma ogaan karo, fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,446.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,446.0.html)