Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: AADAN on February 06, 2009, 04:46:55 AM

Title: Su'aal: Kaadi dhiig iyo Saxaro dhiig
Post by: AADAN on February 06, 2009, 04:46:55 AM
ASC WR WB DHAMAN  BAHWAYNA  DIGTORDA SHAQALAHA IYO  KACAN KA GASAYASHA WAXAN LEYHAY ASLAMUCALAYKUM WALALA YAA DR KASATBA HA AHE  WAXAAN RAB DHIBATO I HASAT  O AAN INBADAN  LA TAFADAYAY O GADHAYSA 3 SANO  OO  AH DHIIG AAN KAJAYO  HADAN WAXAAN IGU DHACAY  XANUUN KALE OO AH INAN MARKAN SULIGA GALO AAN IS IDHA SAXROOD AAN  DHIIG CAS AAN DHIGO BAL  ILAHAY IDINKU CILIMIGA NOGU KIN DHIBA   I SHEEGA SIDEEN UGA HOR TAGI KARA DHAKHARADA  WADANKANA SAS BAN KA QABA  OO HADAAN DHIMANYO MA SHEGEE  ILA TALIYA O I TALIYA  WALALYAAL  CODSI KALE WALALA YAAL HADI WAX  AAN KU LA  DIFAC TAMO LABDA CUDUR I SHEEGTAN  WA  KHAYRE AA BAL ISKU KAY TAXALUJIYO  IN KASABA HAYDINKU QADTE IGA SO JAWABA   NIN LAB XANUUN HAYAN AHAY OO 20 JIR AH O DHASHAY 1988  MARKA  WALAYAL  WAXAN RABA TALO OYO TUSALE  CODSIKALA WA WEBSATEKA  OON  SI WAXAN U FAHANSANAYN  DRKA IGA SO JAWABAYA  HADU AWOODO  HAYGU SI DIRI  CAALI001@HOTMAIL.COM
Title: Re: Su'aal: Kaadi dhiig iyo Saxaro dhiig
Post by: SomaliDoc on February 11, 2009, 10:43:07 PM
Walaal Aadan, haddii kaadida iyo saxaradaadaba ay la socdaan kaadi waa in la xiriirtaa dhakhtar sida ugu dhakhsiyaha badan baaritaannane lagugu sameeyaa.
Maxaa yeelay waxaa dhici karto in dhiig yaraan kugu dhacdo kadibne dhibaatooyin kale aad ka dhaxashid sidaa darteed iska gaar si laguu daaweeyo.

F.G: Waxaa jiro cudurro dhawr ah oo keeni karo kaadi dhiig, saxaradane waa la mid, laakiin haddii labadaba isla socdaan waxay u baahantahay baaritaan degdeg ah.

Mahadsanid