Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on June 12, 2016, 07:18:09 PM

Title: Su'aal: WAAA MAXAY FAAIIDADA BIYAHA KULUL ?
Post by: m.mo141 on June 12, 2016, 07:18:09 PM
WAAA MAXAY FAAIIDADA.  BIYAHA KULUL OO LA CABO


WAXAAN CABAA BIYO KULUL O SIDA SHAAHA CAMAL AYAAN U CABA MANA LAHAN SOKOR CUSBO WAA BIYO CAADI O KULUL MAR MAR NA WAXAAN KU DARSADAA ZANJANIIL


advantage of hot water
Title: Re: Su'aal: WAAA MAXAY FAAIIDADA BIYAHA KULUL ?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2016, 01:38:42 PM
(http://somalidoc.com/Topics/biyoqandac.png)

Bismillah..

Biyaha qandaca oo la cabo waxay leeyihiin faa'idooyin badan oo kala ah:

Talooyin:
Iska ilaali in aad cabtid biyo aad u kulul maxaayeelay dhuuntai yo jidiinka uma roono, laakiin waad qandacsan kartaa.
Haddii aad u cabtid in miisaan iskaga ridid, ku dadaal in aad jimicsi ku dartid si faa'idadu u badato.
Si faa'idooyinka sare u bataan, waxaa lagu taliyaa in biyaha kulul lagu darsado liin dhanaan aan sokor lahayn.

Akhriso faa'idada cabitaanka biyaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5971.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5971.0)

Haddii aad su'aal caafimaad qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)