Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassandheer1 on January 30, 2013, 08:10:46 PM

Title: Su'aal: Waxay madaxa ku leedahay buro yar oo kuusan?
Post by: Hassandheer1 on January 30, 2013, 08:10:46 PM
salaan dr waxaan ku weydiinayaa dr  waxaan guursaday dhawaan xaas markaa wali caruur iskumaanu dhalin markaa waxay madaxa ku leedahay buro yar oo kuusan oo aad moodo xanjo yar oo timaha looga dhajiyey  markaa waligeed dhakhtar umay

aadin markaa hada ma xanuunto waa waxaad moodaysa xanjo timaha ku dhagan oo kale markaa dhib ma u keenaysa dr hadi goo mahadsan xaga dhalmada xaga cafimaad keedaba
Title: Re: Su'aal: Waxay madaxa ku leedahay buro yar oo kuusan?
Post by: SomaliDoc on August 23, 2013, 04:46:51 PM
Waxaad u baahan tahay inaad u gaysid takhtar maqaar si loo arko maxaayeelay arkis mooyee si kale looma sheegi karo.