Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cayuush Omer on January 29, 2016, 05:37:17 PM

Title: Su'aal: Hooyo aya waxay qabtaa wareer siyada ah?
Post by: Cayuush Omer on January 29, 2016, 05:37:17 PM
asc dhakhatirta waxan idin waydinaya wllo hooyo aya waxay qabta wareer siyada ah dhowr jer wa la toobay garabka agtisa feexna gacanta way uga tala kalxanta dhinaceda in muddo ah way barar san tahy naska bidixda ahna wuu la xanuuna maxa talo ah od isin lahyden
mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Hooyo aya waxay qabtaa wareer siyada ah?
Post by: SomaliDoc on February 06, 2016, 04:08:53 PM
Wax badan ayaa dawakha iyo wareerka keeno ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6234.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6234.0.html)
Waxaad u baahan tahay in aad la xiriirisid dhakhtar si loo ogaado midka uu yahay.