Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Admin on November 28, 2007, 05:32:49 AM

Title: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Admin on November 28, 2007, 05:32:49 AM
(http://rdr.zazzle.com/img/imt-prd/pd-137399258236572924/isz-m/tl-Congratulations+Graduate+2007.jpg)Waxaan dhamaan u hambalyeyneynaa ardayda somaliyeed ee qalin jabinaysa sanadkaan 2007 meel walba ay joogaan, waxaanu leenahay dadaalkiina meeshaas ka sii wada allahana idinka dhigo kuwii dalkooda, diintooda iyo dadkooda anfaca.

Waxaan kaloo idinka codsaneynaa in aad noo soo gudbisaan wixii warbixin ku saabsan haddii ay jiraan arday somaliyeed ee ka qalinjabinaysa maadooyinka caafimaadka ku lug leh ee wadanka aad ku nooshihiin.

Hadii ay jiraan sawiro ku aadan arintaan aadne jeceshihiin in halkaan la idinkaga soo bandhigo waad noo soo diri kartaan lakiin waa inaad soo raacisaan ardeyda jaamacada ay ka qalin jabiyeen iyo kuliyadaba.

Wixii su'aalo dheeraad ah oo ku saabsan arintaan waxaa nagala soo xariiri kartaa emailkaan info@somalidoc.com

Regards
Dr.Mahdi
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Dr.Noora on November 30, 2007, 12:52:55 AM
waa fikrad qurxoon i think in all laga wada helaayo ,coz mawqiceena wuxuu u baahanyahay in laga helo majaal walba iyo qism walba waana qism kamaqnaa mawqiceena , mabroooooooooook, alf mabrooooooook
Title: Sudan: Qalin Jabin (2007)
Post by: Admin on November 30, 2007, 09:14:08 PM
(http://somalidoc.com/images/2007/suda4.JPG)Tariikhdu markii ay ahayd 22-11 saacaduna ahayd 7 fiidnimo ayaa waxaaa isa sooo buuxiyey hoolka wayn ee shirarka ee Ribaaad al-Wadani ummad  aaad u fara  badan iskuna jirtay Somali iyo ajaanim kaleba, halkaas oo balantu ahayd in lagu qabto  xafladii ugu horaysay oo lagu maamusay dhakhatiir somaliyed oo ka qalin jabisay jaamacadaha dalka Sudan.

Xafladaan ayaa waxaa soo aabulay  ururka isku xirka arday caafimaadka ee sudan.

Xafladan ayaa  u dhacday si heer sare ah, waxaana laga jeediyey  hadalo lagula dardaarmay dhakhaatiirta  laguna   dhiiri galiyey kuwa cusub, waxaa erayo ka jeediyey  gudooomiyaha uruka Dr.maxamed xuseen xaaji muumin ,  sidoo kale waxaa kalmad ka jeediyey Dr.maxamed cali diiriye oo isagu ku hadlayey  magaca ardayda qalin  jabisay.
Waxaaa  marti sharatka ka soo qayb gashay  xafladas ka mid ahaa gudi ka socday jaaamacada  International University of Africa oo ah  jaamacada ay  dhigtan tirade ugu badan ee ardayda somaliyeed ee wax ka barata sudan, gaar ahaan kulliyada caafimaadka, gudigaas oo halkas kalmad ka jeediyey ,
Sidoo kale waxaa halkaas laga dhigay riwaayad ka hadlaysa qaabka ay dhakhatiirtu u shaqayso , iyo say shacabka wax ugu qabtaan ,

Intaas ka dib ayaa waxaa la bilabay in la takriimiyo lana gudoonsiiyo shahadooyin ardaydii  halkaas ka qalin jabisay.

Waxaa warbixinta noo soo dira:
Dr.Abdirizak Hersi
(http://somalidoc.com/images/2007/suda1.JPG)(http://somalidoc.com/images/2007/suda2.JPG)
(http://somalidoc.com/images/2007/suda3.JPG)(http://somalidoc.com/images/2007/suda9.JPG)
(http://somalidoc.com/images/2007/suda5.JPG)(http://somalidoc.com/images/2007/suda6.JPG)
(http://somalidoc.com/images/2007/suda7.JPG)(http://somalidoc.com/images/2007/suda8.JPG)
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Muna1 on November 30, 2007, 11:39:13 PM
الف الف مبررررررررررررررررررك :D
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Pharmacist on December 02, 2007, 07:04:32 AM
Masha'lah, allaha idin barakeeyo
Mabruuk saaxiibayaal, ilaah ha idin ka dhigo kuwii walaalahood wax u tara.
Waxaan kaloo u mahad celinayaa webkan oo na is baray, meelna nagu kulansiiyay.

Real Pharmacist
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Munim on December 02, 2007, 03:59:50 PM
Alf Mabruuuuuuuuk asxaabtayda reer sudan oo sanadkan dhamaystay jamacada gar ahaan  Gudomiyaha Ururka ardayda cafimadka somalida e sudan dr xaaji muumin iyo Dr cumar Badawi
mabruuuuuuuuuuk iyo cuqbaal daktooraah
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Moha on December 04, 2007, 09:22:07 PM
Mashallah... all da best in your future dreams and aspirations...
here in Pakistan esp, from LIAQUAT UNIVERSITY OF MEDICAL AND HEALTH SCIENCES,Jamshoro we have 3 graduates as well as one girl from NAWABSHAH MEDICAL COLLEGE affiliated with the above mentioned university, and they will all soooooon post their grad pics... and there are many others about to complete in other cities in Pakistan...
so all da best to all of u pals
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Ahmed_07 on December 06, 2007, 07:59:27 PM
hambalyo hambalyo , ilahay ha idinka dhigo kuwi dalkada ,diintooda iyo dadkoodaba wax tara
mabruuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuk
amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Dr.smile on December 11, 2007, 01:00:11 PM

ألف الف الف مبروك وتمنياتي لكم بمستقبل واعد :D
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Dr.Noora on December 13, 2007, 02:50:59 AM
Mabrook Alf Mabroook Dhamaan ardayda qalinjibisay inta wali ardayda ahna inee ku dhameeyaan guul insha Allah aa noo wada rajeeynaa.. ardayda wada qalinjibisay are they all medics?meeqa arday aa medic ah ,


Dr:Noora
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Dr.Hersi on December 14, 2007, 10:00:07 AM
thanks walashis dr noora , 
ardayda hada xaflada loo qabtay kuligood  horta waxay ka qalin jabiyeen medicine , waxayna iskugu  jiraan labadii sano ee la soo dhaafay, tiradooduna waxay gaaraysaa 21 ,
waxaa jira hadaba arday badan oo sanadihii la soo dhafay qalin jabiyey jamacado badan ee sudan kuwaas oo badankoodu safray , tiradona aanan wali helin,
majaalka medicine iyo waxii la xiriira halkan sudan arday badan baa dhigata sida ardayda dhigata lab technoloy, x-ray , public health , biochemstary, itc ,
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Dr.Noora on December 14, 2007, 11:20:44 PM
Masha Allah waa wax farxad leh really in medicine career ee arday saa u badan kaqalin jibiso sanad walba , intaas aaba noogu filan fakhr iyo ictizaaz insha Allah alf Mabrook wa cogbaaal il baqiya

Dr:Noora
Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Geeljire on December 30, 2007, 07:34:42 PM
All GC-2007,,
Congratulations!!

Love seeing Somali people becoming successful and moving on top. It’s an indescribable feeling, if you’d ask me.

Again well done and good lucky for the future,,

Geeljire

Title: Re: Hambalyo, Hambalyo
Post by: Munim on June 08, 2008, 02:23:28 AM
waxa meshan uga hambalyeena walakay ahna sxbky Dr.Abdul Aziz A.Shakur (Kasala) munasabada qalin jibintiisa kuliyada cafimadka jamacada KASALA ALf Alf mabruuuuuuuuuuuuk wa cuqbaal diktoorah iyo CIRIS