Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on November 01, 2015, 12:53:38 PM

Title: Su'aal: Jir dhiska iyo Cunnada?
Post by: Ashom on November 01, 2015, 12:53:38 PM
Dear Somali doc
1:baasto
2:bariis
3:cambuulo (digir guduud)
4:canjeero
6:shaah
8: iyo wixii qudaar  ah oo laakiin joogto aheeyn
Murqahaa ku dhismi karaan
Protien igu filan ma Ka heli karaa .?
 8)
Title: Re: Su'aal: Jir dhiska iyo Cunnada?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2015, 02:03:41 PM
Cambuulada waxaad ku dartaa hilib iyo caano, markaas waad ka helaysaa borotiin kugu filan.
Baastada, bariiska iyo canjeerada iyo shaahaba ma lahan protein kugu filan.
Title: Re: Su'aal: Jir dhiska iyo Cunnada?
Post by: Ashom on November 10, 2015, 10:52:08 PM
Mahadsanid
Calaashan in leeys kubkarsho miyeey u baahan yihiin mase kala gooni waa u cini karaa
Jwaab ta waxaa u fahmay
Hilib,caano iyo cambuulo hadaa hesho protien fiican waad helee .shukran
Title: Re: Su'aal: Jir dhiska iyo Cunnada?
Post by: SomaliDoc on December 05, 2015, 11:36:50 AM
Waa sidaas, qasab ma ahan in la isku karsho.