Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muna O.Hamari on February 23, 2017, 12:48:59 PM

Title: Su'aal: Qaabka Saxda ah Ee Caruurta loo seexiyo/Jiifiyo?
Post by: Muna O.Hamari on February 23, 2017, 12:48:59 PM
Asc
Dr ....
Su,aashaydu wa :-
Qaabka saxda ah ee caruurta loo seexiyo/Jiifiyo waayo waxaan ka maqalnaa hooyoyinkeena ilmaha saas ha u seexinin madaxa dheerda ama dhici ha u badinin iyo dhakada balaadhaneysa iyo miskahaaa balaadhanya (gabdhaha) sida wiilkey noqon Markaa waxaan jeclaan lahaa Mawduucasi inaa ka hadasho hadii aad ka hadashayna aad ila wadaagtid Dr Mahadsanid

 :) :) :)
Title: Re: Su'aal: Qaabka Saxda ah Ee Caruurta loo seexiyo/Jiifiyo?
Post by: SomaliDoc on June 02, 2017, 11:39:14 AM
Ma jirto hal qaab oo la yiri caruurta yaryar ha loo seexiyo, waxaa muhiiim ah in aadan hal dhinac kaliya cunugga u dhigin, tusaale haddii dhabar dhabar maanta dhan uu u jiifo waa sax madaxa qeybtiisa gadaale wuu badalmayaa, hadduu xabad xabad mar walbane loo jiifiyo feeraha uma fiicno, dhinac dhinac haddii mar walaba loo dhigane qoorta uma fiicno oo qallooc ayaa galayo, marka inta caruurta ay ka gaarayaan da' ay isku ged-gedin karaan waxaa muhiim ah in hooyadu ay u jiifiso marba dhinac.