Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxammed Siciid Axmed on May 09, 2015, 10:55:43 AM

Title: Su'aal: Burushka lagu cadaydo ilkaha dhibaato miyuu u gaysan karaa?
Post by: Maxammed Siciid Axmed on May 09, 2015, 10:55:43 AM
ASC dhammaan  bahda Somali medical forum waan idin salaamay
waxaan ku cadaydaaa daawada loo yaqaan colgate iyo cadayga la socda weliba waxaan raadsadaa cadayba cadayga uu ka jilicsanyahay marka dadka qaar baaa ii sheega inay dhibaato leedahay, lkn aniga wax dhibaaato ah hadeer iguma hayso
waad mahadsantihiin dhamaan dhakhaatiirta sharafta leh
Title: Re: Su'aal: Burushka lagu cadaydo ilkaha dhibaato miyuu u gaysan karaa?
Post by: SomaliDoc on May 11, 2015, 02:50:20 PM
Wax dhibaato ah ma keento cadayga burushka ah iyo daawada la socoto intaba...