Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Canabcumar on September 05, 2015, 04:08:23 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena saxarada oo cayayaan soo raaco?
Post by: Canabcumar on September 05, 2015, 04:08:23 PM
Asc su aashaydu waxay tahay maxaa sababa ama keena in saxarada ay soo raacaan cayayaan yar yar ama dirxi cadcad marmar ka qaar iyadoon saxara jirin ay iska soo baxan ?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena saxarada oo cayayaan soo raaco?
Post by: SomaliDoc on September 07, 2015, 12:01:51 PM
Fadlan aqoon u yeelo waxa uu noqon karo dixrigaas adigoo akhrista qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html)