Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on September 28, 2015, 01:20:00 PM

Title: Su'aal: Qaybaha dhiiiga iyo shaqadoooda?
Post by: Saleeban Axmed on September 28, 2015, 01:20:00 PM
manshalaaah wlahi cilimaad ii siyaadiseen ilaahybaa ajar didinka siinaya allow cilmiga idiin siyaaadi wll wxn doonayaa inaan ii sheegtaaaan qaybaha dhiiiga iyo shaqadoooda iyo shaqada dhiiiga uu qabto jidha
Title: Re: Su'aal: Qaybaha dhiiiga iyo shaqadoooda?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2015, 10:53:50 AM
Horay ayaan waxaa uga hadalnay qeybaha baaritaanada dhiiga kuwooda ugu muhiimsan ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1130.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1130.0.html)