Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: MissBeeso on February 01, 2016, 06:08:48 AM

Title: Su'aal: Kan caloosha ku jira ayaa daciifaya?
Post by: MissBeeso on February 01, 2016, 06:08:48 AM
Sallam Doctors.. Aad ayaan idiinka mahad celineena sida wanaagsan ee fariimaha caafimaad noogu so gudbisaan.. Allah ha idin ka abaal mariyo Inchallah.. Waxaan rabay inan idin waydiiyo waxaan leeyahay uur waxana naas nuujiya cunugeyga, naasaha caano aad u yar ayey sameeyan hadaan wax kasto cuno ama cabo wax dhibaata ah  maleedahay..? Dadka dhan waxay iku dhahaan kan caloosha ku jira ayaa daciifaya and so on. Waa mahadsan tihin Sallamat. 
Title: Re: Su'aal: Kan caloosha ku jira ayaa daciifaya?
Post by: SomaliDoc on February 08, 2016, 03:20:02 PM
Horay ayaan uga hadalnay arrintaan ee ka akhriso faahfaahinta halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2529.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2529.0.html)