Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nazaam on August 20, 2017, 10:28:20 PM

Title: Su'aal: Wajiga nabro ayaa iiga yaallo?
Post by: Nazaam on August 20, 2017, 10:28:20 PM
Asc Dr waad Ku mahadsantihiin sidaad ino tixgalisaan oo aad marwaliba inoga heylan tihiin.
Waxaan rabay inaan idin weydiiyo suaal taas oo ah:-
 Dr waxaaa muda sanado ah igu yiilay wajiga nabaro kuwaas oo marwaliba oo da'da Ay igu siyaadaba so badanaya, waxay u egyihiin muqaal ahaan kuwa xonqora ah mana ahan oo waaa kuwa jilicsan oo aad umoodo in Ay wax Ku jiraan, waxaan u tagay doctors bean oo joogo xamar xqqdi daawadoodana wax isbadal ah kuma dareemin, xataaa waaan hayaa sawiradi aan ka qaaday nabrahaan

Allaha idin barakeeyo
Title: Re: Su'aal: Wajiga nabro ayaa iiga yaallo?
Post by: CilmiSabca on September 04, 2017, 10:30:45 PM
Halkaan akhriso jawaabta, linkiyada gudaha qeybtaan ku jirana akhriso:
http://bitly.com/2gzENvg (http://bitly.com/2gzENvg)