Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Duco qabto on September 06, 2017, 10:35:18 PM

Title: Su'aal: Carrabkaa i xanuuna?
Post by: Duco qabto on September 06, 2017, 10:35:18 PM
Asc Dr
Dr waxan ahay gabar sanadahan dambe waxan isku arkay one week before my period carabka aya goobo goobo cas ama cad iyeesho xanuuna igu haya..
warwar saaid ah aya igu beermay maxa sababa dr ma xanuun jirkayga ku jira stress a ka qaaday
jasaaka Allah khayr

 
 

   

Title: Re: Su'aal: Carrabkaa i xanuuna?
Post by: CilmiSabca on September 08, 2017, 12:33:42 AM
Halkaan ka akhriso jawaabta oo faahfaahsan:
http://bit.ly/2gLh239 (http://bit.ly/2gLh239)