Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdiraxmaan buraale on July 27, 2020, 08:05:51 AM

Title: Su'aal: Biyaha shahwada oo la isku dhajiyo?
Post by: Cabdiraxmaan buraale on July 27, 2020, 08:05:51 AM
Asc wllyal allaha idinka abaal mariyo saad noogu adeegaysaan intaa kadib suaaahaydu waa qofku marka ay biyaha shahwada kasoo bixi rabaan uu isku dhajiyo isagoo afka xuninta taranka qabanaya si aysan uga hallaynin maryihiisa deetana suuliga isaga shubo dhibaato caafimaad maleedahay sababtoo ah inta uu biyaha isku hayo waxoogaa xanuun ah iyo olol yar buu dareemayaa mararka qaarna waxaa dhacda hadduu inbadan isku sii hayo in biyihii manida laba dhibcood ama in yar uun kasoo daataan marka dhibaato caafimaad maleedahay
Ta kale wllyaal xubinta taranka raga inta yaree horee wareegsan waxaa jirta finan yaryar oo ku wareegsan oo inay malaxi ku jirto ama wax cadi la moodo taasina maxay tahay arrinkan korase xidhiidh mala leedahay wd mhdsnthiin