Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mariam Mohamed on October 02, 2020, 11:42:19 AM

Title: Su'aal: Qoorgooyaha iyo qalalka?
Post by: Mariam Mohamed on October 02, 2020, 11:42:19 AM
Asc dhamaan salaan kadib su'asheydu waxay tahay meningitis iyo qalalka qofka saamayn maku reeban karaan  hadii laga daweeyey? Majiraan xanuno qofka marku weynado uu ka dhaxlo? Thanks.