Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on March 27, 2016, 07:58:34 AM
-
asc bahda somalidoc kadib waxaan rabaa in LA ii iftiimiyo H.plori infection waxaan keena sida loo daaweyn karo iyo waxyaalaha uu dhibsado iyo calaamadihiisa
mahadsanidiin
-
Halkaan ka akhriso warbixinta H. Pylori: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0)
-
Alle hanaga badbaadiyo