Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Guud => Topic started by: Ahmed Deeq on December 24, 2018, 08:09:53 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno inuu afka uro?
Post by: Ahmed Deeq on December 24, 2018, 08:09:53 PM
asc dhamaan waan salaamayaa bah weynta somalidec
su`aashaydu wexey tahay maxaa keena in afku ku uro ama neeftaaduba qadhmuun noqoto