Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Asma Ali on August 09, 2016, 12:35:35 PM
-
asc wrxm wb
maxa keena kusas yar yar o kaso baxa cagaha dushooda? maxana lagu xalin kara?
-
Kuuska noociisa ayay ku xiran tahay, waaa muhiim in la arkaa ee la xiriir dhakhtarka fadlan.