Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Naasiryare12 on December 10, 2020, 02:47:04 PM

Title: Quuman
Post by: Naasiryare12 on December 10, 2020, 02:47:04 PM
Asc Doctorka iyo dhaman Bahda kale ee cafimadkaba waan salamayaa  Salan dabadeed waxan ka cabanayaa Quuman  Cudurka la dhaho Quun hada waxan marayaa in Dawo kasta ay waxba iga Tari weyso Kanini kasta waan ka quustay waana igu soo laa labanaa  labadii bilodba mar ayu igu dhacaa marka maxaad xal ii heysaa Doctore  Kawaran Habka qalinka  Risk miyaa mise waa iska Normal??
Title: Re: Quuman
Post by: Milica_soomali on December 10, 2020, 03:15:52 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)