Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cmqalinle on May 30, 2009, 06:05:45 PM
-
s/c walaal waxaad ka hadasheen xifdinta indhaha waa mowduuc aad u muhiim ah hadaba waxaan rabaa in ogaado khudrada nooca ugu wanaagsan indhaha
-
Cunnada u fiican indhaha waa kuwa leh fitamiinka A, C iyo E.
1- Oranjada
2- Cinabka
3- Ananas qalalan
4- Yaanyada
5- Karootada
6- Bagalka iyo ansalaatada
7-Digirta