Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cayuush Omer on March 25, 2016, 07:44:44 AM

Title: Su'aal: Waxay isku aragtay wareer siyada ah?
Post by: Cayuush Omer on March 25, 2016, 07:44:44 AM
asc akhwani (muddo asbuuc ah waxay isku aragtay wareer siyada ah o xita inay dhaqaqdo ay dhibayso iyo diarrhoe maxa keenay ba lays odhan kara?)
mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Waxay isku aragtay wareer siyada ah?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2016, 01:54:52 PM
Wareerka wuxuu ka imaan karaa fuuqbax, wuxuu kaloo astaan u noqon karaa xanuunka shubanak keenay sida tiifowga caloosha ku dhaco ama infekshanka kale, fadlan dhakhtar la xiriir.