Somali Medical Forums

General Discussions => New Members => Topic started by: Dheeliye on September 18, 2012, 12:10:30 AM

Title: Salaan
Post by: Dheeliye on September 18, 2012, 12:10:30 AM
 8)asalaamu calaykum warax matullaahi wabarakaatu halkaan waxaan kasalaamayaa dhamaan waalaha soomaaliyeed oo meel walba jooga iyo dhamaan agaasimayaasa iyo dictoorada qaaligaa ee somali medical forums :)
Title: Re: salaan
Post by: Dr.Tulip on December 05, 2012, 08:42:10 AM
Aleykom salaam.aad iyo aad uku mahadsantahay walaal Dheeliye kuna so dhawoow somali medical forums  :) :)