Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan_gaid13 on January 31, 2016, 10:57:07 PM

Title: Su'aal: Hurdo la'aantada habenki iyo cadada ay ku xanunsato?
Post by: Hassan_gaid13 on January 31, 2016, 10:57:07 PM
Asc. Dr. Wxaa jirta gawar walashey ah e ka cawato xnuno bdn wxna ugu daran cadada iyo hurdo la'aantada hawenki iyo rashinka e kaxeranto.
1/cadaada marke u imado wze ka cwta xnun joogto ah dhigna maka yimado wxena inta bdn ka cawata madhacirka. Mxa sawabi Kari Dr mxaana lagu dawen karaa?
2/hurdo LA aan habenki ma sexati ila waaga marko bari rawo aye wx yar huruda aradayna we tahay marka hurda la'aantada dawoyin o hurdane hde qadato iyada dhan seek seek aye noqahe marka dr midan ne mxa lagu xalin karaana?
3/raashinka e ka xeranto inta bdn wexe noqota mid an rashin damcninba gaajo aanan qawanenin hdi vitaminat LA siyana we ku huruda le lkn rashinka sidedi aye ka tahi arintan ne wx malaga qawan karaana Dr?
Wxan u bahan sidaxdas arimod wxa an ku xali karo ado mhdsan Dr.
Title: Re: Su'aal: Hurdo la'aantada habenki iyo cadada ay ku xanunsato?
Post by: SomaliDoc on February 08, 2016, 03:13:46 PM
1- Akhriso cillada caado xanuunka aan dhiiga la socon: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6280.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6280.0)
2- Akhriso cilladaha keeno hurdo la'aantai yo siyaabaha lagu xalliyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html)
3- Waxyaabo badan ayaa keeni karo cunno-xumada, waxaa ugu horeeya xanuun hadduu jiro mid jir iyo mid nafsaaniba, waxaan kugula talin lahaa in aad walaashaa u geyso dhakhtar si loo wareesto, baaritaano loogu sameeyo loona ogaado xanuunka hayo.