Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaarto on October 25, 2016, 05:12:51 PM

Title: Su'aal: Lafaha xanuunka?
Post by: Kaarto on October 25, 2016, 05:12:51 PM
asc waxaa ixnuuna lafaha sida marka uu qof uu si xoogan ii qabto waxaan dareemaa xanuun lafta ah 2 waxaan kale aan isku arkaa markaan fulaayo jaran jaro in ay luguhu wiliba qoobka i shan qaraan qac qac
Title: Re: Su'aal: Lafaha xanuunka?
Post by: SomaliDoc on October 27, 2016, 03:36:11 PM
Fadlan soo sheeg da'dada iyo inaad lab ama dhedig tahay si loo ogaado cillada ay noqon karto.